Waa qayb dimuqraatiyada kamid ah, iyo xuriyada ra´ay bixinta ka noqoshada urur, wadajir dad kale oo isku ra´ay ah. Waa hab dadyoowga ay u hawlgeli karaan waxyaalaha ay xiiseyaan. Teeda kale waa hab dadyoowga ku aqoon korsadaan sidii ay ula socdaan siyaasadda.
Ururrada waxay kaloo suurtageliyaan in dhamaan ay helaan bulsho heer sare ah, sida markii ay abaabulinayaan tartamada isboortiga ama samafal awgiis lacag u aruurinayaan.
Ururka wuxuu lahaan kara gole iyo nidaam u hawlihiisa ku guto.
Nidaamyada ururrada waa in ahaadan kuwa mabda´ dimuqraatiyada ku salaysan, ku tilmaaman magaca ururka, ujeedada ururka iyo heerka lacagta xubnaha ay bixinayaan.
Urur waa in sannad kasta u yeesha shir-sannadeed.
Shir-sanadeedka wuxuu go´aan ka gaara hawlgalka ururka.
Waxaa jiro ururro badan oo kala duwan, sida ururrada dhaqamada, ururrada isboortiga iyo kuwa dhallinyarada.
Dowalada iyo degmooyinka waxay ururrada siiyaan taageero, waxay bixiyaan kaalmo-dhaqaaleedka, waa haddii ay codsadaan.
Dhaqdhaqaaqa Isboortiga waxay muhim u tahay is-dhexgalka bulshada, maadaama badi ahaan dadyoowga mideeyo, oo ka yimi dhaqammo kala duwan, ku mideysmaan xiiso isboortiga midaysan.
Dadyoowga radsada aqoon cusub waxay la xiriiraan Isbahaysiga waxbarashada.
Isbahaysiga waxbarashada waxay qabaan koorsooyin kuwaasoo tiradooda garayso 700 maaddo, ka mid ah ah koorsooyinka ciyaaraha iyo rinji masawir barashada af-ingriisiga iyo xisaabta.
Buugagga rugta laga amaahdo waa lacag la´aan.
Xeerka waxaa kalo ku faran in rugta buugagga gaar ahaan ugu fekerto, soo-galeetiyada, dadyoowga itaaldarrada ah, carruurta iyo dhallinyarada.
Waxaa jiro buugag ku qoran luqooyin kala duwan oo tiro badan, laguna hela iyagoo loogu talagalay, waxaa kalo jiro buugagga carruurta, dhallinyarada iyo dadwaynaha.
Degmooyinka gobolka Östergötland badidooda waxay leeyihiin xafiiska dalxiiska, ama xafiiska warbixinta dalxiiska,
Östsvenska Turistrådet waxaa laga warbixin ku saabsan goobaha dalxiiska gobolka Östergötland.
goobta Internetkooda waxaa laga heli karaa warbixin ku qoran luqooyin tiro badan oo kala duwan:
www.ostergotland.info












Idrott:
Riksidrottsförbundet
Bibliotek:
Boxholm
Finspång
Kinda
Linköping
Mjölby
Motala
Norrköping
Söderköping
Vadstena
Valdemarsvik
Ydre
Åtvidaberg
Ödeshög
Turism:
Turistmål i Östergötland
Boxholm
Finspång
Kinda
Linköping
Mjölby
Motala
Norrköping
Söderköping
Vadstena
Valdemarsvik
Ydre
Åtvidaberg
Ödeshög
